Shirkada Somtel oo Abaalmarin u bixisay gaari Qaali ah iyo alaabo kale (Sawirro)

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ayaa abaalmarisay ku dhawaad 1000 macaamiil Todobaadkii 12aad Munaasabad Lagu qabtay beerta nabada ee Magaalada Muqdisho.. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Xildhibaano ,Mas’uuliyiinn ka socotay Jaamacadaha Muqdisho, Gudiga shaqaalaha rayidka  Ururada dhalinyada ,Ururada bulshada rayidka Mas’uuliyiin ka tirsan shirkadda isgaarsiinta somtel,. Ugu horeyntii  Waxaa Munaasabada hadal-jeedin rasmi ah ka sameeyay Madaxa … Continue reading Shirkada Somtel oo Abaalmarin u bixisay gaari Qaali ah iyo alaabo kale (Sawirro)